Afar Qof Oo Ku Dhaawacmay Dab Xoogan Oo Ka Kacay Kaalinta Shiidaalka Ee Kaah.

0
Sunday May 04, 2014 - 00:47:01 in by salman abdi
  • Visits: 819
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afar Qof Oo Ku Dhaawacmay Dab Xoogan Oo Ka Kacay Kaalinta Shiidaalka Ee Kaah.

    Dab Xoog Leh Oo Ka Kacay Kaalinta Shiidaalka Ee Kaah Ayaa Sababay Dhaawaca Afar Qof Oo Rayida Sida Uu Sheegay Taliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab Xoog Leh Oo Ka Kacay Kaalinta Shiidaalka Ee Kaah Ayaa Sababay Dhaawaca Afar Qof Oo Rayida Sida Uu Sheegay Taliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland.


Dabkan Ayaa Waxa Kale Oo Uu Khasaare Gaadhsiyey Illaa 10Baabur Oo Ku Gubtay, Waxa Kale Oo Dhammaan Gubtay Kaalintii Shiidalka Iyo Supermarkidkii In Kasta Oo Aanu Dabku U Gudbin Haamaha Shiidaalka.

Qiiq Madoow Iyo Uuro Ka Kacday Dabkaasi Qabsaday Kaalinta Shiidaalka Ee Kaah Ayaa Guud Ahaanba Laga Arkayay Magaaladda Hargeysa Ee Caasimada Somaliland.

Maaha Markii Ugu Horaysay Ee Kaalin Kuwo Shiidaalka Kuna Taala Hargaysa Uu Dab Ka Kaco Balse Waxa Jirta Marar Doora Oo Kaalmo Shiidaal Ay Gubteen.

Afkashacabka Kala Soco Wararka Ka Soo Kordhan Dhacdadan

Afkashacabka Hargaysa/Office