Daawo:Wasiir Xaglatoosiye oo Markii uhoreysay Bookhday Buuhoodle iyo Soo dhoweyn layaableh oo uu kala kulmay

0
Sunday May 04, 2014 - 16:37:37 in by Super Admin
  • Visits: 1270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wasiir Xaglatoosiye oo Markii uhoreysay Bookhday Buuhoodle iyo Soo dhoweyn layaableh oo uu kala kulmay

    Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Dr. Saleebaan Ciise Xagla-toosiye, ayaa gaadhay Magaaladda Buhoodle, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Dr. Saleebaan Ciise Xagla-toosiye, ayaa gaadhay Magaaladda Buhoodle, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.



Boqlaal kamid ah dadweynaha Magaladaas oo lu laaya calanka Somaliland, iyo Sawirada Wasiirka Caafimaadka ayaa kaga horyimi masaafo ka baxsan Magaaladda. Halkan oo lagu soo wareejiyay jidadka Magaaladda.


Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleeban Xagla-toosiye oo la hadal dadweynihii soo dhaweeyay ayaa uga mahadnqay soo dhaweynta ay u muujiyeen wuxuuna u sheegay inay is waraysanayaan wixii hadda ka danbeeya. Waxaa xusid mudan in socdaalka Wasiirka Caafimaadka uu ku soo beegmay xilli uu Magaaladda Budoodle ku suganyahay siyaasiga Cali Khaliif Galaydh.








Afkashacabka.com

Buuhoodle /Office

Contact@afkashacabka.com