"Waxanu Wadanka Ka Wadnaa 38-Wado Oo Aanu Hadda Gacanta ku Hayno Waanay Dhamanayan" Wasiirka Madaxtoyadda Xirsi Cali Xaji Xasan.

0
Sunday May 04, 2014 - 17:31:36 in by Super Admin
  • Visits: 846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxanu Wadanka Ka Wadnaa 38-Wado Oo Aanu Hadda Gacanta ku Hayno Waanay Dhamanayan" Wasiirka Madaxtoyadda Xirsi Cali Xaji Xasan.

    Wasiirkawasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo ka mid ahaa masuliyiintii madaxwaynaha Somaliland Ku wahelinayey Safarkii u ku tagey magaladda Tog-wajaale,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkawasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo ka mid ahaa masuliyiintii madaxwaynaha Somaliland Ku wahelinayey Safarkii u ku tagey magaladda Tog-wajaale,

Waxa uu ka hadlay mashariicada madaxwaynu hu xadhiga ka jarayo iyo safarkooda isga oo umahda celiyey marka hore dad waynihii sida diiran ugu so dhaweeyey degaankas waxan uu wasiirka madaxtoyadu ka war bixiyey wadooyinka ka socda wadanka heerka ay marayaan iyo tiradooda waxanu wasiirka hadaladiisi ka mid ahaa.

"Maanta waxanu halakan iidinku nimi in madaxwaynu idiin furo wadad Tog-wajaale, Mudana hawshededu socotay waxanu wadanka ka wadnaa 28-Sideed iyo labatan wado oo ay ka mid tahay tan aanu manta xadhiga ka jarnay dhamaantoodna wayy dhamaan donaan in shallaah,”

wasiirka wasardda Madaxtooyadda wax wasaradiisa hoos yimaada hay’ada Wadooynka Somaliland oo iyadu indooda badan hortmuud ka ah horumarinta jidadka laga dhisayo meelo badan oo ka midda wadanka, ayu yidhi.






Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com