Cali Gadh-Dheerna Hadduu Sii Go.ay‏ WQ. Sacad Plucky

0
Sunday May 04, 2014 - 17:47:44 in by Super Admin
  • Visits: 1219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Gadh-Dheerna Hadduu Sii Go.ay‏ WQ. Sacad Plucky

    Waxa Saaka Waagu Inoogu beraya isku shaandhayn iyo xil ka qaadis M/weyne Siilaanyo ku sameeyay haayadaha dawlada iyo masuuliyiinta Goboladda Qaarkood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Saaka Waagu Inoogu beraya isku shaandhayn iyo xil ka qaadis M/weyne Siilaanyo ku sameeyay haayadaha dawlada iyo masuuliyiinta Goboladda Qaarkood
Hadaba hadaan yara faalano qaar kamida masuuliyiintaas weliba kuwoodda Qalinka lagula ciiray waxaa kamid ah Gudoomiyihii hore ee Gobolka saaxil Cali Maxamed Cilmi Cali Gadh-dheer oo hadda loo magacaabay Wasiir ku xigenka Amniga bal aynu yara eegno ka uu yahay Cali ayaa saaxada siyaasada soo galay Dhawaan inii uu xukunka hayay Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo M/weynaha JSL Cali ayaan lahayn wax karti iyo masuuliyad gudasho muuqata oo lagu Majeerto ilaa iyo intii la bartay cali ayaa waxa dadka yaqaanaa ay ku faaleeyaan Inuu yahay nin aad u debecsan oo aan lahayn go.aan xukun oo adag sidoo kale Waxayba leeyihiin Cali maxaa wasiir laga dhigaa oo weliba Aminga loo Magacaabaa imikuu sidiisii xafladdaha dhexdoodda ku gamayaaye hadaba Waxaad moodaa in M/weyne Siilaanyo aanu ka fiirsan magacaabista uu Waxa Magacaabay maanta Qaarkeed

Bal waxaynu sii wadi doonaa maqaalakan inagoo ku eegi doona Masuuliyiinta Kale iyo kuwa a kala yihiin iyo xil gudashadooda inaga ii sii wadi doona maqaalka



Qalinkii Sacad Cali Kaahin Raamalay [Sacad pluck]

Burco Somaliland