Guddomiyaha Hay'ada Shaqalaha Dawladda Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Ay Qaadanyso Wasaradda Arimaha Gudahu ee Diiwangelinta

0
Sunday May 04, 2014 - 21:07:46 in by Super Admin
  • Visits: 913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddomiyaha Hay'ada Shaqalaha Dawladda Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Ay Qaadanyso Wasaradda Arimaha Gudahu ee Diiwangelinta

    "runtii manta waxa halkan imtixaan ugu fadhiisanaya shaqalihii ka qaybqadan lahaa diwaan galinta madaniga ah ee Somaliland dalka oo dhana waxa u fadhisanay imtixaankan ilaa 2500, Oo qof"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"runtii manta waxa halkan imtixaan ugu fadhiisanaya shaqalihii ka qaybqadan lahaa diwaan galinta madaniga ah ee Somaliland dalka oo dhana waxa u fadhisanay imtixaankan ilaa 2500, Oo qof"

Gudoomiyaha Hay’ada Shaqalaha Dawladda oo uu waheliyo Gudomiyaha Gobolka Mardoodi-jeex Maxamed Maxamud (jeeniyare),Waxa ay maanta kor mereen imtixaan laga qadaye dad ku dhaw shan boqol oo qof waxayna dadkani imtixaanka u galeen sidii ay uga mid noqon lahayeen lix boqol oo shaqalaha diiwangalinta muwaqdinka ah taas oo ay ku dhawaaqday dhawaan hay’ada shaqaaluhu,Waxan imtixanka oo ay soo diyaarisay hay’ada shaqaluhu ayaa dadka im tixaanka u fadhiistay manta waxay u badnayeen ardayda jamacadah kala duwan ee dalka ugu horayntii waxa halkasi ka hadlay gudomiyaha shaqalaha Somaliland mudane Ibraahin sheek Nuur waxanu yidhi ”runtii manta waxa halkan imtixaan ugu fadhiisanaya shaqalihii ka qaybqadan lahaa diwaan galinta madaniga ah ee Somaliland dalka oo dhana waxa u fadhisanay imtixaankan ilaa 2500, Oo qof"


"Geestiisana waxa halkaas ka hadlay Gudoomiyaha gobolka Maroodi jeex Maxamed Maxamuud (jeeniyare), Waxana uu yidhi gudomiyaha,”Illahay waxan ka baryaynaa in uu ilahay nabad gelyo inogu dhameeyo waxan aad iyo aad ugu mahad naqaynaa wasaradda arimaha guadaha iyo wasiirka oo runtii hawshan hirgaliyey”,




Shaqaalahan ka qayb qadanaya diiwan galinta muwadiniinta ee maxliga ah ayaa waxa Goboladda wadanka oo dhan loga fadhiisan donaa malmaha inagu soo adan,






Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com