XUKUUMADU MAXAY WAX UGA ODHAN WAYDAY WEEDHAHA KA SOO YEEDHAY XASAN SHEEKH MAXAMUUD

0
Sunday May 04, 2014 - 22:20:33 in by Super Admin
  • Visits: 1197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XUKUUMADU MAXAY WAX UGA ODHAN WAYDAY WEEDHAHA KA SOO YEEDHAY XASAN SHEEKH MAXAMUUD

    2 cisho hotel,Maansoor,Ee Magaalada Hargeisa ayaa waxaa aad looga naxay suaal-na laysa-ka waydiiyay marka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

2 cisho hotel,Maansoor,Ee Magaalada Hargeisa ayaa waxaa aad looga naxay suaal-na laysa-ka waydiiyay marka


Waa arin aad looga naxo ah,Ceebna ku ah Shacabka iyo Jamhuuriyada Somaliland-ba hadalka ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somalia,Hassan Sheekh Maxamuud, aamusnaanta Xukuumada Kulmiyena waxay ka turjumaysaa Maah-maahdii Carbeed Ee,AL-SAKUUT CALAAMATUL,RIDAA, Shacabka Somaliland ayay u taalaa reactionka ay bixinayaan ficilada Somalia iyo aamusnaanta iyo dhegwaynimada Xukuumadeenu waa wax dareen galin kara shicibka.

arinkani waa khiyaamo qaran Oo aynu fiirsanayno,waxa kale Oo maalin-dhawayd ay Xukuumadan taladahaysaa Ee Kulmiye Oo maalin-dhawayd si nafla caaridnimo ah u soo gebo,gabaysay shirbeelaad ka socday 2 cisho hotel,Maansoor,Ee Magaalada Hargeisa ayaa waxaa aad looga naxay suaal-na laysa-ka waydiiyay marka Ergo beeleedkasta,laga hor xaadiriyay qofkii beeshooda hormuudka u ahaa amse u metelaayay xakaga xukuumada, qaabkii ergada loo qaybsadayna wuxuu baalmarsanyahay distoorka Somaliland iyo nidaamka dimuqradiga ah Ee aynu ku dhaqmaynay mudada dheer Caalamkuna inagu Majiiran-jiray, Xukuumadani waxay,shacbiga u qaybisay sida tan, First citizens , Second citizens,Opposition-clans and others,Shir-beelaadkaas wuxuu ka cadhaysiiyay dhamaan beelihii darafyada Ee reer SLND.

 

shirkaasna ku gacansaydhay kuna magacaabay shirkii beelaha Dhexe.,hadaba shacbiga xalaasha Ee reer Somaliland waxaanu la socodsiinaynaa in aad u fiirsataan,dhugataan wadciga maanta,iyo xaalada Uu wadankeenu ku suganyahay,Dadkeenii laaluush iyo musuq-maasuq baa hadheeyay,Caasimadii Hargeisa goobihii Ganacsiga ahaa ayaa Dabdamis lagu bakhtiiyo la,layahay Hantidii Umadana laaluush,iyo ku tagri-falid bay ku dhamaadeen,Saxaafadii Oo la cidhi-tiray,Cabudhin iyo Xidhig joogta ah,Xalku wuxuu ku jiraa shacabkoo Somaliland samata-bixiya. 



Maxamed Xiddig/

Sweden.