Madaxweyna Siilaanyo Oo Madaxtoonyada Kulan Kula Qaatay Ururada Bulshada Rayidka Ah.

0
Sunday May 04, 2014 - 23:23:15 in by salman abdi
  • Visits: 758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyna Siilaanyo Oo Madaxtoonyada Kulan Kula Qaatay Ururada Bulshada Rayidka Ah.

    Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa Uu Maanta Qasriga Madaxtooyada Kula Kulmay Ururada Bulshada Iyo Kuwa Aan Dawliga Ahayn Ee Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa Uu Maanta Qasriga Madaxtooyada Kula Kulmay Ururada Bulshada Iyo Kuwa Aan Dawliga Ahayn Ee Somaliland

 Oo Madaxweynaha Uga Mahadnaqay Taageerada Uu La Barbartaagan Yahay Haweenka Somaliland Inay Ka Dhex Muuqdaan Bulshada Inteeda Kale Iyo In Madaxweynuhu Uu Shacbigiisa U Jeediyey Khudbad Qiimo Leh Maalintii Shirwaynaha Kulmiye. Iyaga Oo Madaxweynaha Iyo Marwadiisaba Gudoonsiiyey Shahaaddo Sharaf Ay Ugu Talo Galeen.

1966764_561132907333900_8648047908257773893_n10155188_561132827333908_3533843978145972566_n10246306_561132730667251_6318442401496402969_n10264720_561132927333898_3940127067402692099_n10277449_561132967333894_6109871527222425475_n10302745_561132744000583_8655765266150975676_n10308449_561133060667218_2594760899417810886_n10325326_561132890667235_7167101304631042180_n10348231_561132740667250_3040396858017028571_n10348312_561132787333912_3800145050580650993_n



Afkashacabka/Office

Hargaysa/Somaliland