musuqa masuuliyiinta dawladda hoose ee burco miyay nagu daawanayaan mudanayaashii aanu dooranay‏

0
Tuesday May 06, 2014 - 18:41:26 in by Super Admin
  • Visits: 1158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    musuqa masuuliyiinta dawladda hoose ee burco miyay nagu daawanayaan mudanayaashii aanu dooranay‏

    waxay ahayd dhamaadkii sanadkii2012ka markii ladoortaymudanayaasha go;alah deegaanka ee degmoouinkas/land waxayna degmadda burco qayb u heshay intii ay dhigeedda degmooyinka dalku heleen oo ah 21xubnood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxay ahayd dhamaadkii sanadkii2012ka markii ladoortaymudanayaasha go;alah deegaanka ee degmoouinkas/land waxayna degmadda burco qayb u heshay intii ay dhigeedda degmooyinka dalku heleen oo ah 21xubnood waxayna mayor u doorteen maxamed muraad iyo ku xigeenkiisa xoday hadaba markii ay xilka qabteenaba waxay bilaabeen musuq iyo muran sharci oo aan markaa meesha oolin sidoo kalehadaynu wax ka xusno waxyaabihii muranku ka dhashay waxa kamidahaa in markii ay xilka la wareegeen labada masuul ay sheegeen inay soo iibiyeen cagafyo ay u baahantahay dawlada hoose ooay tiradoodu dhantahay laba cagaf isla markaana ku imanaaya lacaggaadhaysa ilaa shan boqol oo milyan isla markna muran badani uu ka dhashay hadaba waxaas oo dhami waxay sahaalo noqdeen markii ay salaanka xilka si fiican ula qabsadeen waxaanay ku kaceen musuqmaasaq aan xad lahayn fulinta dawladda hoose ee burco oo kala ahmayorkamaxamed muraad iyo mayor ku xigeenkiisa mr Xodayiyo xoghayaha dawlada hoose Cismaan Mxamed sh Cismaan waxaanay soomaalidu ku maahmaahda mayd maxa u dambeeyay iyo kaa la sii siddo

waxa ugu dambeeyay eeweli aan raadkooddu qalalin waxa kamidda wadadda gaha ee ay sheegeen inay ku baxday lacag dhan 100.000 oo dolarka maraykanka ahwaxaana runtii halkaas ka cad in si toos ah loogu boobay hantidii umadda jidkaas sidoo kale waxay sheegeen inay galeen300 oo foosto oo daamur ah islamarkaana lagu soo iibiyaya lacag dhan 30000 kun oo dolar

hadaba iswaydiinta mudani waxa weeye markaad caqliga saliimkaa ku eegto waxan meesha lagu dhoobdhoobay macquul ma tahay jawaabtu waa maya hadaba waxaan leeyahay mudanayaasha golaha deganka burco miyaa kula socotaanfulinta dawladda hoose inay sidan shacabka hantidooda ugu takri falaan mise waxaba waydaan kala socon waxan ay samaynayaan mayorka iyo ku xigeenka iyo xoghayaha dawladda hoose sidoo kale waxa jirta in si badheedh ah loo jaray waddo marta cusbataalka manhal dabadiisa oo si sharci darro ah ay u jareen masuuliyiinta fulinta dawladda hoose


LASOCO QAYBAHA DAMBE
by sacad cali kaahin RaamalaySacad plucky
Burco somaliland
kaahin444@hotmail.com