Ciyaaraha:Macalin Jose Mourinho Oo La Sheegay In Uu Heshiis U Saxiixay Man United.

0
Friday February 05, 2016 - 13:26:59 in by salman abdi
  • Visits: 996
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaraha:Macalin Jose Mourinho Oo La Sheegay In Uu Heshiis U Saxiixay Man United.

    Tababare Jose Mourinho ayaa la soo warinayaa in uu hishiis la gaaray kooxda Man United isla markaana uu qalinka ku duugay hishiiskaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababare Jose Mourinho ayaa la soo warinayaa in uu hishiis la gaaray kooxda Man United isla markaana uu qalinka ku duugay hishiiskaas.

Macalinkaas hore Chelsea ayaa tan iyo markii uu bishii December ka tagay shaqada Chelsea waxaa aad loola xariirinayay in uu badallayo Van gaal.

Wakiilka Jose ee Jorge Mendes ayaa xaqiijiyay in Jose uu helay shaqo cusub oo ah United sida uu ugu waramay wargeyska Spain ka soo baxa ee El Confidencial.

Lama sheegin mudada uu gaarayo hishisikaas balse waxa uu shaqadaas la wareegayaa xilli ciyaareedka dambe xilli ay jiraan warar sheegyaa in ka hor uu qabanayo .

Hishiiska Van Gaal ee United ayaa waxa uu dhacayaa xagaaga 2017-ka balse kalsoonidii maamulka kooxdaas ayuu waayay.

Contact@afkashacabka.com