Cisbitaalka Guud Ee Saylac Oo La Jabsaday Iyo Qalab Lagala Baxay

0
Thursday May 08, 2014 - 22:25:37 in by salman abdi
  • Visits: 826
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cisbitaalka Guud Ee Saylac Oo La Jabsaday Iyo Qalab Lagala Baxay

    Cisbitaalka guud ee Magaalada Saylac, ayaa xalay saqdii dhexe la jabsaday isla-markaana lagala baxay qalab muhiim ah oo yaalay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cisbitaalka guud ee Magaalada Saylac, ayaa xalay saqdii dhexe la jabsaday isla-markaana lagala baxay qalab muhiim ah oo yaalay.

Sida loo xaqiijiyey shabakadda wararka ee Afkashacabka, abbaaro 2:30PM, ayaa koox aan la aqoonsan jabsadeen Cisbitaalka guud ee Magaalada Saylac ee xarunta Gobolka Selel, waxayna kooxdaasi halkaasi ka qaateen qalab muhiim ah.


Ilaa hadda lama garanayo cidda ay ahaayeen kooxdaasi iyo sababta keentay in xiligan la hungureeyo alaabta cisbitaalka taalay.

La Soco wixii ka soo kordha Shabakada Afkashacabka.



Afkashacabka.com

Hargaysa/Office 

contact@afkashacabka.com