Daawo : Hees Waddani ah oo Luqadda Carabiga uu ku sameeyey weriye Cabdimalik Muse Coldoon iyo Muuqaal Cajiib ah oo ku soo Jiidan Doona

0
Friday May 09, 2014 - 15:45:18 in by Super Admin
  • Visits: 4990
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Daawo : Hees Waddani ah oo Luqadda Carabiga uu ku sameeyey weriye Cabdimalik Muse Coldoon iyo Muuqaal Cajiib ah oo ku soo Jiidan Doona

    Muuqaalka Heesta iyo Luqadda Carbiga iyo weliba erayada uu weriye Cabdimalik Muse Coldoon u adeegsaday Heestan ayaa ah kuwo aan la dhaafi karin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuqaalka Heesta iyo Luqadda Carbiga iyo weliba erayada uu weriye Cabdimalik Muse Coldoon u adeegsaday Heestan ayaa ah kuwo aan la dhaafi karin

Waxaan halkan uga mahad naqayaa weriye cabdi maalik muuse coldoon oo nashiido qiiro leh u sameeyey dalkiisa hooyo.

Nashiidadan Ayaan qabaa inay soo jiidantooonto dhamaanba umada Somaliland meelkasta oo ay ku suganyihiiin Sidoo hablaheena qiimaha,qaayaha iyo qadarinta mudan ee sida fiican ugu soo labistay calanka Somaliland isla markaana ku luuqaynayaa somaaaliland bilaaduna Ayaan iyagana umahadnaqayaa.

Dhammaanba Shacabka Somaliland iyo Shebekedda Afkashacabka.com Hawlwadeenadeedu waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Weriye Cabdi Maalik Muse Coldoon oo isku hawlay Soo saarista Heestan Luqadda Carabiga ah ee Waddaniga ah




Contact@afkashacabka.com