Daawo: Sh. Faysal Cali Faarax oo Tafsiirkii Quraanka kariimka Ka bilaabay Magaalada Burco iyo Shebekedda Afkashacabka oo Si joogto ah Idinku so Gudbin Doonta
Sheekh Faysal Cali Faarax oo ka mida culimada ugu caansan looguna jecel yaha dalka gaar ahaan gobolka Togdheer ayaa tafsiirka Qur'aanka Kariimka ah ka bilaabay Masjidka Al-Raxma ee magaalada Burco
Waxaanu bilaabay taariikhda markay ahayd 18-05-1437 Hijri Kuna Beegan 27/02/2016 Miilaadi.
Duruustan qiimaha badan ee ah Qawlka Eebbe ayaa Insha Allaah inoo noqon doona taxane. Waxaanan ku dedaali doonaa in si xidhiidh ah oo aan kala go’ lahayn ay inoogu socon doonaan. Idinka iyo Annagaba waxaan Ilaahay ka barayeynaa inuu innaga yeello kuwii ka faa’iidaysta ee ku camal-fala.