
Ka Qaybqaado Tabaruca iyo U Gargaarida Dadku ay Sida Xun u saameeyeen Abaaruhu ee Gobolada Galbeedka Somaliland
Haddii inuun iimaan kugu jiro oo aad diir naxayso, si ilaahay kugu naxariisto u gargaar dadkaaga jilicsan ee abaaruhu ay saameeyeen, Sadaqaddu waxba kama dhinto maalka qofka ayuu ahaa Xadiiskii Rasuulku SCW,sidaas awgeed waxkasta oo ad haysato wax wad ka bixin karta Ugu Dir Tabarucaadkaga Ciwanadan

Ka Qaybqaado Tabaruca iyo U Gargaarida Dadku ay Sida Xun u saameeyeen Abaaruhu ee Gobolada Galbeedka Somaliland
Haddii inuun iimaan kugu jiro oo aad diir naxayso, si ilaahay kugu naxariisto u gargaar dadkaaga jilicsan ee abaaruhu ay saameeyeen, Sadaqaddu waxba kama dhinto maalka qofka ayuu ahaa Xadiiskii Rasuulku SCW,sidaas awgeed waxkasta oo ad haysato wax wa