Daawo: Madaxweyne kuxigenka Somaliland oo Bulshada uga digay inaan Qaranka Dib loogu Celin Wixii 20 Sanno ka hore laga soo Gudbay

0
Friday March 04, 2016 - 21:20:30 in by salman abdi
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweyne kuxigenka Somaliland oo Bulshada uga digay inaan Qaranka Dib loogu Celin Wixii 20 Sanno ka hore laga soo Gudbay

    Madaxwayne Ku-xigeenka qaranka Somaliland Cabiraxmaan Saylici oo ka qayb galay aaski Qaran ee Berbera loogu sameeyey Alle haw naxariistee Taliyihii qaybta booliska gobolka Saaxil Taliye Casayr ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Ku-xigeenka qaranka Somaliland Cabiraxmaan Saylici oo ka qayb galay aaski Qaran ee Berbera loogu sameeyey Alle haw naxariistee Taliyihii qaybta booliska gobolka Saaxil Taliye Casayr ayaa

bulshada Somaliland uga digay inay Soo nooleeyaan dhibaatoyinkii dalkani ka baxay 20-sano ka hor waxaanu yidhi "Waxan tacsi qiiro leh u dirayaa Ciidamada booliska qoyska iyo qaranka uu ka baxay marxuumku ,waxaanan bulshada reer somaliland uga digayaa inaanay dib inoogu soo celin wixii qarankani ka gudbay 20-sano ka hor "ayuu yidhi C/raxmaan Saylici .