TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUM SHIINE KAARE‏

0
Wednesday May 14, 2014 - 08:32:21 in by salman abdi
  • Visits: 1105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUM SHIINE KAARE‏

    Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga GobolkaTogdheer Mudane Axmed Cali Maxamuud iyo Dhamaan Ganacsatada Gobolka Togdheer waxay tacsi u dirayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga GobolkaTogdheer Mudane Axmed Cali Maxamuud iyo Dhamaan Ganacsatada Gobolka Togdheer waxay tacsi u dirayaan


Inaalilaah wa inaa ilayhi Raajicuun Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga GobolkaTogdheer Mudane Axmed Cali Maxamuud iyo Dhamaan Ganacsatada Gobolka Togdheer waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii iyo dhamaan ganacsatada gobolka togdheer ee uu ka geeriyooday alle haw naxariistee ganacsade Marxuum Maxamed Raage Ducaale ooloo yaqaanay (Shiine Kaare) oo ka mid ahaa ganacsatada gobolka togdheer oo maanta oo ah salaasa 13/05/2014 ku geeriyooday jidka u dhexeeya Berbera iyo Hargeysa, oo ku geeriyooday Shil baabuur waxaanan ilaahay uga baryaynaa marxuunkaas inuu janatu fardawsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo , aamiin aamiin 

inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun