Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Magacaabay Xubin Ka Tirsanaan Doonta Guddida Ictiraaf Raadinta Somaliland.

0
Tuesday March 22, 2016 - 22:25:40 in by Burco Office
  • Visits: 641
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Magacaabay Xubin Ka Tirsanaan Doonta Guddida Ictiraaf Raadinta Somaliland.

    -Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa magacaabay xubin uu xisbiga Waddani ku daray guddida ictiraaf raadinta somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa magacaabay xubin uu xisbiga Waddani ku daray guddida ictiraaf raadinta somaliland.


Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo soo gaadhay Hadhwanaagnews ayaa u dhignaa sidan "

KU: Dr. Sacad Cali Shire

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibedda JSL =Hargeysa=

OG: Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI =Hargeysa=

OG: Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga WADDANI =Hargeysa=

OG: Hoggaanka Xisbiga WADDANI =Hargeysa=

Ujeeddo: Buuxinta Xubinta Gudidda Aqoonsi-raadinta.

Mudane Wasiir,

Tixraac Warqadaada ku taariikhaysanayd 20/3/2016 kuna saabsanaydbuuxinta xubinta Xisbiga WADDANI ee Gudidda Aqoonsi-raadinta.

Waxa Xisbiga WADDANI Xubintaas u soo magacaabay Mudane: AXMED XADDI SIDCI.

ALLA MAHAD LEH

Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI