Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Maayarka Southwark ee Koonfurta Magaalada London oo Dhowan Dalka yimi +Sawirro

0
Thursday May 15, 2014 - 17:36:11 in by Super Admin
  • Visits: 1015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Maayarka Southwark ee Koonfurta Magaalada London oo Dhowan Dalka yimi +Sawirro

    Waxa kulanka Madaxweynaha iyo Maayarka iyaguna labada dhinac ku kala wehelinayey Afhayenka Madaxtoyada Dhuxul, iyo xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Cali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa kulanka Madaxweynaha iyo Maayarka iyaguna labada dhinac ku kala wehelinayey Afhayenka Madaxtoyada Dhuxul, iyo xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Cali

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Maayarka Degmada Southwark ee London Uk, Councillor Abdul Mohamed oo ay wehelinayeen Cabdifataax Siciid Axmed la-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Hay’addaha Caalamiga ah iyo Kuwa Maxaliga ah iyo Mulkiilaha Televisionka Caalamiga ah ee Horn Cable Tv Mudane Farxaan Xaaji Cali Axmed.

 

Madaxweynahana waxa ku wehelinaayey kulankaasi Afhayeenka Madaxtooyada JSL  Axmed Saleebaan Dhuxul iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Axmed Cali.

 

Sidoo kale waxa uu Maayarku boqasho ku yimid Qasriga Madaxtooyada Shalay 14.05.2014 Isaga oo xafiiskiisa ku Boqday Madaxweyne ku xigeenka ka dibna waxa uu la kulmay Maareeyaha Xafiiska Samafalka iyo la taliyaha Arrimaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha Somaliland.




Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com