Daawo:Warbixintii Laga Diyaariyey Abaaraha Ka Jira Deegaanada Gobolka Togdheer

0
Wednesday March 23, 2016 - 16:57:51 in by Burco Office
  • Visits: 693
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Warbixintii Laga Diyaariyey Abaaraha Ka Jira Deegaanada Gobolka Togdheer

    Burco(AFKA)Abaaro Baahsan Ayaa ka Jira Deegaanada Hawd Bariga Iyo Waqooyiga Goobolka Togdheer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Abaaro Baahsan Ayaa ka Jira Deegaanada Hawd Bariga Iyo Waqooyiga Goobolka Togdheer
Abaartan ayaa Sameen Balaadhan ku yeelatay Dadka iyo Duunyada dhul qaara baan idhahaagu qabaneen oo markaad gaadhiga ka soo degto oo aanad xamileen hanfiga iyo kuleelka falaadhahacadceeda ee dhulka sida toos ka ugu soo dhacayaa
waxaa gabi haan laga hayamay degaadna hawd ka goblka togdheer haybadii iyo hodan tinimo ee hawd gobolka toghdeer ee ay ku dhaqmi jireen xoolo adhiga iyo geele iyo tuulooyin biyo la'aan dartii afka laga ooday islmarkaas laga dareey dadkii jilicsanaa
waxaa dadweyaha hawd gobolka togdheer ee xoola raactada ah ayaa inadhaagu qabanayaan sameenta ku yeelatay bararatu
deeganada kale ee jihooyinka bariga iyo waqooyiga gobolak togdheer ayaa sameen balaadhan ku yeelatay abaratan baahsan islmarkaas dadkii soo food saratay biyo la'aan halis ah waxa kamida
Deegaanada Bari Gobolka TOGDHEER SIDA Magaalo Yara Gaatama dhakool gaadayaal magaaloyin kale oo aad i tiro badan tiro
dhinac waqooyiga gobolka togdheer waxa biyo la'aanta abaartu soo foodsaartay deegamada ceesha diintinta baliga diiriye guuled booraamo bodhley oo ay xukunto degmada kalebare oo 60 km dhinac wayoogiga ka beegay islmarkaas ah dhul buurey ah aya biyo la'aan ka jirta waa kan gudomiyaha kalebare oo sharaxaaya qaab biyo la'aantu u sameey deegaanda hoose yimaada

Cabdirisaaq Koronto
Afkahsacabka.com/Burco Office