Wasiirka Ganacsiga JSL oo Isku-Duwihii Diinta Iyo Awqaafta Gobolka Saaxil u Magacaabay Maareeyaha Haamaha Shidaalka, kii horena Caydhiyey
Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa digreeto Wasiir oo uu maanta soo saaray waxa uu xilkii kaga qaaday
Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Maxamuud Gahayr Ismaaciil. Waxaanu magacaabay maareeye cusub.
Sidaasna waxa uu Wasiirku ku bayaamiyay digreeto uu soo saaray oo nuqul ka mid ahi na soo gaadhay, waxaanu Mudane Saleebaan Siciid Cali u magacaabay inuu noqdo Maareeyaha cusubHaamaha Shidaalka Berbera.
Digreetadda Wasiirka Ganacsigu soo saaray oo dhamaystirani waxay u dhignayd sidan:- "Anigaookaaga mahadnaqaya Mudadii aad xilka haysay, laga bilaabo maanta00ay taarikhdu tahay15/05/2014waxaan kaa qaaday xilkiii aad haysay ee Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera. Sidaa daradeed, Waxaan ku farayaa inaad sida uu yahay nidaamka dawligu aad xiI wareejin buuxda u samayso, Maareeyaha Cusub ee aan xilkan u soo igmaday Mudane Saleebaan Siciid Cali.”
Afkashacabka.com
Hargeysa /Office
Contact@afkashacabka.com

0 