Daawo:Taliyaha Qaybta Boooliska Ee Gobolka Togdheer Oo Dhagax Dhigay Xarun Boolis Ee Tuulada Jaamac Liibaan Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer

0
Saturday March 26, 2016 - 09:43:33 in by Burco Office
  • Visits: 648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Taliyaha Qaybta Boooliska Ee Gobolka Togdheer Oo Dhagax Dhigay Xarun Boolis Ee Tuulada Jaamac Liibaan Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer

    Burco(AFKA)Taliyaha Qaybta Boooliska Ee Gobolka Togdheer Maayirka Magaalada Burco Qaar Kmaida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada BURCO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Taliyaha Qaybta Boooliska Ee Gobolka Togdheer Maayirka Magaalada Burco Qaar Kmaida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada BURCO
 Ayaa Si Wada Jira Ah U Dhagax dhigay Xarunta Boolis oo Ay Yeelan Doonta Tuulada Jaamac Liibaan Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer
Waxaana Dhagax Dhigan Xarunta Booliska Ugu Horeentii Ka Haday Taliyaha Qaybta Boooliska Ee Gobolka Togdheer Guutaale Maayirka Magaalada BURCO Maxamed muraad Waxay Oo Tilmaamay Muhiimada Uu Dhaldhiagan u leeyahay Deeganka Jaamaca Liibaan Iyo Gobolka Togdheer
Xidhibaan Axmed Cabdi DHinbiil Xildhibaan Maxamed Tuurtuur Xildhibhaan Khadar oO Kamida Golaha Deegaanka Burco AYaa Ugu Baaqay Ugu Qurjoogta Deegaanka Jaamac Liibaan Inay Ka QaYB Qaatan hormarka Ka Socda Deegaankaas Gaar Ahhaan Dhismaha Xarunta Rugta Boolis ah Jaamac Liibaan
Qaar Kamida Cuqaasha Iyo Wax Garadka Deegaankaasi AYaa Soo Dhaweeyey Dhagax dhigay Xarunta Boolis oo Ay Yeelan Doonta Tuulada Jaamac Liibaan Ee Ka Tirsan Gobolka Togdheer
Cabdrisaaq Koronto

Afkahsacabka/Burco Office