Daawo:Khilaaf Cusub Oo Kala Dhex Galay Maamulka Cusub Ee Degmada Bali dhiig Iyo Xoghayaha Oo Ka War bixiyey Khillaafkas

0
Saturday March 26, 2016 - 16:42:11 in by Burco Office
  • Visits: 710
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Khilaaf Cusub Oo Kala Dhex Galay Maamulka Cusub Ee Degmada Bali dhiig Iyo Xoghayaha Oo Ka War bixiyey Khillaafkas

    Burco(AFKA)Xogyahaya dowlada hoose ee degmada ismaaiicl mahdi rooble oo Safar Ku Jooga Magaalda BURC O maanta warbaahinta kula hadlayey magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa waxa uu iska fogeeyey eedaymo uu u soo jeediyey gudoomiyaha degma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Xogyahaya dowlada hoose ee degmada ismaaiicl mahdi rooble oo Safar Ku Jooga Magaalda BURC O maanta warbaahinta kula hadlayey magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa waxa uu iska fogeeyey eedaymo uu u soo jeediyey gudoomiyaha degmada
balidhiig  fa ud gacan waan ka isaga oo arimaahaasi ka hadlayaa
geesta kale xoghayuhu waxa uu sheegay in khilaaf xaga shaqada ah uu soo kala dhexgalay isaga iyo gudoomiyaha degmada balidhiig khilaafkaana uu sabab u hayay gudoomiyaha cusub ee degmada bali dhiig waxaanu tilmaamay in gudoomiyuhu soo fara geliyey shaqadii uu xogyahuhu xaqa u lahaa,
xoghayaha degmada bali oo hadalkiisa sii wada waxa uu sheegay inay in gebi ahaanba uu dibu dhac ku yimi habsami socodkii howlka degmada bali dhiig dibu oo la kowsaday maamulka cusub ee loo soo magacaabay degmada bali dhiig,