Daawo:Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada somliland Oo Soo Kormeeray Xarunta Wasaardaaasi Ee Gobolka Togdheer

0
Sunday March 27, 2016 - 16:08:57 in by Burco Office
  • Visits: 581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada somliland Oo Soo Kormeeray Xarunta Wasaardaaasi Ee Gobolka Togdheer

    Burco(AFKA)Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada somliland safar shaqo ku marayaa gobolada bari ee somaliland ayaa maanta kormeer ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada somliland safar shaqo ku marayaa gobolada bari ee somaliland ayaa maanta kormeer ku
 tegay xafiiska wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada ee gobolka togdheer , waxaanu wasiir halkasi kula kulmay tababar soo qaban qabaabiyeen wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshad iyo haayada uncif oo ay ka qayb qaadanayeen isuduwaashayaasha lamaha dowlada iyo ururada bulshada kulanka oo bishii hal mar la qabto aa diirada lagu saareyey daryeelka caruurta iyo dadka jilicsan,
ugu horeynba waxa kulakaasi ka hadlay isuduwaha wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada ismaaciil maxamud xayir agaasimaha gobolada bari ee wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada sahra maxamed xusseen iyo sarkaal ka tirsan haayada uncif waxayna wasiirka ku soo dhaweeyeen wasaarada iyaga sidoo kalena ka waramay tababarka iyo ujeedadiisa
gduoomiyaha gobolka togdheer maxamed ibraahim aadan qabo ayaa bogaadiyey waxqabada wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada
wasiirka wasaarada shaqad iyo arrimaha bulshada cali maxamud axmed (cali sandule) ayaa tilmaamay inay wasaaarad ku howlantahay dardargelinta shaqada xafiisyada wasaarada gobolada dalka