"Siyaasadii Ucid Ma Waxay Ku Soo Uruurtay Khilaaf Soo Noqnoqda Ee Udhaxeeya Faysal Iyo Jamaal War Runta Haloo Kale Sheego" Aqoonyahan C/rashiid -

0
Monday March 28, 2016 - 11:36:13 in by salman abdi
  • Visits: 457
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Siyaasadii Ucid Ma Waxay Ku Soo Uruurtay Khilaaf Soo Noqnoqda Ee Udhaxeeya Faysal Iyo Jamaal War Runta Haloo Kale Sheego" Aqoonyahan C/rashiid -

    Aqoonayahan Cabdirashiid Salaad Oo Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Da,da Yar Ee Somaliland Oo Ku Sugan Gobolka Togdheer Ayaa Si Qoto Dheer Uga Hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid Oo Uu Ku Tilmaamay Mid Sanaddo Joog Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonayahan Cabdirashiid Salaad Oo Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Da,da Yar Ee Somaliland Oo Ku Sugan Gobolka Togdheer Ayaa Si Qoto Dheer Uga Hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid Oo Uu Ku Tilmaamay Mid Sanaddo Joog Ah


 

Aqoonyahanka Oo Waraysi Uu Siyay Shabakada Hadhwangnews Kaga Hadlayay Siyaasada Dalka Ayaa Waxa Uu Carabka Ku Adkeeyay In Khilaafka Xisbiga Ucid Uu Yahay Mid Soo Noqnoqday Oo U Bahaan In Sida Ugu Ficaan Loo Xaliyo Ayaa Waxa Hadaladiisi Ka Mid ahaa Sida Tan

” Horta Afkashacabka.com Waan Umahad Celinayaa Waa Shabakad Macquul ah Oo Laga Dalacdo Warar Rasmiya Oo Hufan Waxa aan Donaya Oo Aan Maanta Xafiskinan Burco Idinku Soo Booqday Inaan Ka Hadlo Khilaafka Curtay Ee Xisbiga Mucaradka Ee Uu Ucid Ee Soo Noqnoqday Ee Sanad Ujooga Ah Waxa Igu Maqaalo Ahayd In Xisbiga Ucid Markii Uu La Tartamayay Xisbiyada Iyo Ururadii Siyaseed Uu Musharax U Ahaa Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Markaa In Hadana Hadal Danbe Ka Imaado Waa Mid Aan Ku Salaysnayn Siyaasada Wanagsan Ee Dalka Ka Jirta Markaa Waxa aan Leeyahay Runta Haloo Kale Sheego Faysal Cali Waraabe Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Masuuliyintii Kale Ee Xisbiga Khilaafkan Soo Noqnoqday Haka Fadhistaan Oo Daw Iyo Waddo Hakale Mariyaan Waa Nasiib Darro In Laba Qof Ay isku Dul Qabsadaan Xisbi Qaran Oo Leh Tageerayaal Iyo Masuliyin La Majeerto Waxaaan Ku Soo Afmeeraya Hala Soo Afjaro Khilaafkan Soo Noqnoqday Ee Xisbiga Ucid Ee Ka Reebay Dhigiisi Uu La Tartamayo Ayuu Yidhi Siyaasi C/rashiid Salaad

 



Isku Soo Wada Duubo Hadalka Ka Soo Yeedhay Aqoonyahan C/rashiid Salaad ayaa Ku Soo Beegmayaa Xili Si Adag Hadalo Iskugu Mariyeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Iyo Musharaxa Xisbigaasi Jamaal Cali Xuseen Warbaahinta.