Madaxwaynaha Somaliland Oo Markaliya Maanta Lagu Dhex arkay Isagoo Bilaa Ilaalo Ah Dhex Lugaynaaya Hargeyaa Lana Tukaday Salaadii Jimce Boqolaal Dadwayne Ah

0
Friday May 16, 2014 - 14:35:12 in by salman abdi
  • Visits: 1163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliland Oo Markaliya Maanta Lagu Dhex arkay Isagoo Bilaa Ilaalo Ah Dhex Lugaynaaya Hargeyaa Lana Tukaday Salaadii Jimce Boqolaal Dadwayne Ah

    Madaxweyne Silaanyo ayaa la tukaday Shacbiga Caasimada Hargeysa qaar ka mid ah kuwaas oo uu kulatukaday Masjidka Rusheeye ee Badhtamaha Caasimada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Silaanyo ayaa la tukaday Shacbiga Caasimada Hargeysa qaar ka mid ah kuwaas oo uu kulatukaday Masjidka Rusheeye ee Badhtamaha Caasimada.

 

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa latukaday Shacbiga Caasimada Hargeysa qaar ka mid ah kuwaas oo uu kulatukaday Masjidka Rusheeye ee Badhtamaha Caasimada.Madaxweynaha oo sidii caadada u ahayd maalmaha farxada Islaamka awgeed

shacbiga Somaliland Yar iyo Weynba la qaybsada Farxada Ciidaha ayaa ku soo beegmaysa xili ay bulshada Somaliland u diyaar garoobeen Xuska Sanad guurada 23aad ee Gooni isu taaga Somaliland.

Madaxweynaha oo aanay haba yaraatee la socon ciidamada amaanku ayaa ku baxay kuna soo maray wadooyinka Caasimada laba gaadhi oo keliya.


Mana aha markii ugu raysay ee Madaxweynuhu uu sidan oo kale ula tukada
shacbiga isaga oo bilaa ilaalo ah, balse waa mid soo noqnoqonaysa tusaale
buuxana u ah Nabadgelyada ay Somaliland ku naaloonayso hormuudkana ay ugutahay mandaqadan aynu ku nool lahay ee Geeska afrika.






















Afkashacabka.com

Burco / Office

Contact@afkashacabka.com