Halkaraan oo Farriinteedi Adduuna Gaadhsiisay, iyo Wefti ka sodday Denmark oo Booqasho ku tagay Maktabadda Halkaraan

0
Monday March 28, 2016 - 16:38:42 in by salman abdi
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkaraan oo Farriinteedi Adduuna Gaadhsiisay, iyo Wefti ka sodday Denmark oo Booqasho ku tagay Maktabadda Halkaraan

    Wafti Baladhan Oo Ka Socday Dalka Denmarka Ayaa Maanta Boqosho Ku Imid Xarunta Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Iyo Maktabada Burco Waxanay Muddo Kooban Ku Sugnayeen Maktabada Akhriska Waxanay Si Dareen Farxadeed Ah Ula Shakeesteen Xubanaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti Baladhan Oo Ka Socday Dalka Denmarka Ayaa Maanta Boqosho Ku Imid Xarunta Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Iyo Maktabada Burco Waxanay Muddo Kooban Ku Sugnayeen Maktabada Akhriska Waxanay Si Dareen Farxadeed Ah Ula Shakeesteen Xubanaha Iyo Masuuliyinta Naadiga Halkaraan,

Boqashada Waftiga ayaa Daarranayd U Kuurgal Habka Iyo Hanaanka Naadiga Halkaraan Uu Shaqayso Waxana Si Kal Iyo Laaba Ku Qaabilay Waftiga Masuliyinta Iyo Xubnaha Naadiga Halkaraan ,

Waxana Ugu Horayntiiba Ka Hadlay Maxmed Salaad Iyo Xuno Kale Oo Ka Tirsan Naadiga Halkaraan Oo Faahfahin Ka Baxiyay Habka Naadigu Ushaqeeyo Iyo Maraxiilkii Kale Duwana Ee U Soo Maray Naadigu Iyo Higisaha Sanadaha Soo Socda Ee Uu Qorshaysan Naadiga Halkaraan,


Waxa Iyaguna Ka Hadlay Oo Amaan Dusha Uga Tuuray Nadiga Halkaraan Mathilde Iyo AnabOo Ka Mid ahaa Waftigi Denmark Waxanay ka Mahad Naqeen Sidii Qiimaha Laha Ee Ku So Dhaweeyaan Masuuliyinta Iyo Xubnaha Naadiga Halkaraan Waxanay Ku Amaneen Inay Heerka Ay Marayaan Waxanay Carabka Ku Dhufteen In Ay Ku Faraxsan Yahiin Inay Imadaan Xarunta Naadiga Halkaraan Iyo Maktabada Burco Waxanay Balan Qadeen Inay La Shaqaynayaan Naadiga Halkaraan Isla Markaana Ay Ugu Deeqi Donaan Bugaag Ay Ku Dugan Yahiin Cilmi Badan Oo Bulshada Togdheer Ka Faidaysataan.

Si Kastaba Ahaate Naadiga Halkaraan Oo Ku Hawlan Soo Noolaynta Qoraalka Iyo Akhriska Kuna Heelan Dhiiri Galinta Dhalinyarada Jecel In Nolasha ay Ka Gadhaan Hormer ayaa Waxa Soo Badanayay Usoo Boqoolka Wafuudo Kale Duwan Isla Markaana Dareen Farxadeed Ku Bogaadiya Naadiga Halkaraan.


Contact@afkashacabka.com