Qaraxyo Is Daba Joog Ah Oo Ka Dhacay Nairobi

0
Saturday May 17, 2014 - 00:46:38 in by salman abdi
  • Visits: 951
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaraxyo Is Daba Joog Ah Oo Ka Dhacay Nairobi

    Ugu yaraan tobon qof ayaa ku naf waayay, Tiri kale oo intaa ka badanina way ku dhaawacmeen Laba qarax oo Mataano ah oo goor dhawayd ka dhacay suuqa Gikomba ee ku yaalla caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan tobon qof ayaa ku naf waayay, Tiri kale oo intaa ka badanina way ku dhaawacmeen Laba qarax oo Mataano ah oo goor dhawayd ka dhacay suuqa Gikomba ee ku yaalla caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

Goobta qaraxu ka dhacay ayaa waxa sideg dega ugu gurmaday Ciidamadda amaanka ee police-ka waxana dadka dhimashadda iyo dhawacayadda loo daad gu reeyay goobaha cafimaadka halkaas oo lagu dabiibayo .

Goobta qaraxu ka dhacay ayaa waxa sideg dega ugu gurmaday Ciidamadda amaanka ee police-ka waxana dadka dhimashadda iyo dhawacayadda loo daad gu reeyay goobaha cafimaadka halkaas oo lagu dabiibayo .

Boqolaal dalxiisayaal ah oo u dhashay dalka Britain ayaa laga daad gureeyay magaalo xeebeedka dekadda ah ee Mombasa ee ku taala Kenya, kaddib markii ay soo baxeen digniino muujinaya suurta-galnimada weeraro argagixiso oo halkaa ka dhaca.

Ciidamadda Ammaanka ee dalka Kenya ayaa wada baadhitaano xoog leh oo ku saabsan qaraxyaddan


Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
Contact@afkashacabka.com