Wakiilka Somaliland Ee Dalka Maraykanka Rashiid Gaaruf Oo Casho Sharaf U Sameeyay Waftiga Somaliland Ee Ku Sugan Washington. +Sawiro.

0
Saturday May 17, 2014 - 00:50:33 in by salman abdi
  • Visits: 1856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka Somaliland Ee Dalka Maraykanka Rashiid Gaaruf Oo Casho Sharaf U Sameeyay Waftiga Somaliland Ee Ku Sugan Washington. +Sawiro.

    Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Maraykanka Rashiid Gaaruf, ayaa casuumad casho sharaf ah u sameeyay Waftiga Somaliland ee hadda ku sugan Magaaladda Washington.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Maraykanka Rashiid Gaaruf, ayaa casuumad casho sharaf ah u sameeyay Waftiga Somaliland ee hadda ku sugan Magaaladda Washington.


Casho sharaftas waxaa sidoo kale ka qayb galay xubno kamid ah odayaasha iyo waxgaradka Jaaliyada Somaliland, waftiga Somaliland ka socda ee uu hoggaaminaayo Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaji Xasan, ayna xubno ka yihiin Guddoomiye ku-xigeenka golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, Xildhibaan Cali Obsiyee Diiriye (Cali Gabilay) Marwo Sacdiya.

Caawa ayaa la filayaa in Waftiga Somaliland ka qayb galaan Munaasibadii ugu horeysay ee lagu xusaayo 18-May, taas oo ka qabsoomi doonta Magaaladda Washington ee caasimada Maraykanka, iyagoo uga sii gudbi doona Magaalooyinka kale.


Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
Contact@afkashacabka.com