
Daawo: Jamaal Cali Xusen oo ka Garaabay Khaladaad uu Galay inti u siyasadda ku jiray, Ganafkana ku dhuftay Wadahadal uu la galo Faysal Cali warabe
Murashax Jamal Cali Xusen oo la waydiiyey Bal inu wax uun ka ogyahay khaladaad uu galay ayaa si cad u sheegay laba khalad oo uu galay oo an indhaha laga laaban karin, sido kale wuxu wax lala yaabo ku tilmaamay in xukumaddi shalay faysal necbayd ee madaxweynuhu UF lahaa, Wufuuda wada hadalkana laga reebay uu maanta u macaanaado oo ay guryo waaweyn udhisto, wuxu kalo ka hadlay khilaafka xisbigu cidda iminka uu ka dhexeeyo oo uu shegaay inaanay ahayn isaga iyo faysal ee ay is haystaan faysal iyo xisbigii oo dhan.
Daawo: Jamaal Cali Xusen oo ka Garaabay Khaladaad uu Galay inti u siyasadda ku jiray, Ganafkana ku dhuftay Wadahadal uu la galo Faysal Cali warabe
Murashax Jamal Cali Xusen oo la waydiiyey Bal inu wax uun ka ogyahay khaladaad uu galay ayaa si cad u sheegay laba khalad oo uu galay oo an indhaha laga laaban karin, sido kale wuxu wax lala yaabo ku tilmaamay in xukumaddi shalay faysal necbayd ee ma