Xildhibaanada reer burco (isma dhaanto iyo dhasheed) By: Mohamed Ismail Jama(Quule) Q.5aad

0
Monday May 19, 2014 - 11:36:50 in by Super Admin
  • Visits: 1670
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada reer burco (isma dhaanto iyo dhasheed) By: Mohamed Ismail Jama(Quule) Q.5aad

    waxaan leeyahay xildhibaanada reer burco dhamaantiin is casila oo dib ha loo doorto xildhibaano aan bulshada ka shaqaysan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan leeyahay xildhibaanada reer burco dhamaantiin is casila oo dib ha loo doorto xildhibaano aan bulshada ka shaqaysan

Xildhibaanada reer burco (isma dhaanto iyo dhasheed)


Bismilaah waxaan halkanuga mahad celinayaa saxaafada xorta ah ee maskaxda iyo qalbiga ka xortaa beryahan danbe waxaad mooda in malinba maalintaka danbaysa ay soo baxayso fadeexadii golaha deeganka burco waxad warbaahinta ku arkaysaa ama aynu ka daawanay xildhibaano leh maayarkii iyo maayar ku xigeenkiiayaa lacag cunay oo aanu leenahay is casil waxana leeyahay markii aad dooranayseen maamulka idin hagidoona ma iska hubsateen mase ka fekerteen in nimanka aad dooranaysaan uu jeebkoodu madhanyahay oo xoolo uruursi ku jiraan waxaan leeyahay xildhibaanada reer burco dhamaantiin is casila oo dib ha loo doorto xildhibaano aan bulshada ka shaqaysan oo nadiifauna shaqeeya bulshada soo dooratay hada waxaa halkaa nooga cad in aad isku qabateen dhulalkii aad iibinayseen ama aad kala riixanaysaan maamul iyo wixii lamida xildhibaan hadii aad bulshada wax u qabanaysokamaad hadasheen tv oo gacantaada ayaad wax kaga qaban lahayd markii la iibinayey dhulkaas xildhibaan waxaad tahay xildhibaan lagu khasaaray ee is casila dhamaantiin codsi dadwayne


Allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa  Mahad            Leeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeh


By.Mohamed Ismail Jama(Quule)


E-Mail.Khudayr99@Hotmail.Com



***********************************************************************************************

Shebekedda Afkashacabak.com Masuul kama aha Aragtida iyo Fikirka Qofka Waxa keliya ay dhirigelinaysa Aragti is dhaafsiga Bulshada iyo Fikirka Xorta ah, Qoraaga ayaana xushmadeed iyo xilkeeda ba leh