Warbixin: Barcelona Oo Aan Diyaar U Aheyn Iney Iska Iibiso Xidig Yaraheeda Neymar Jr

0
Thursday April 21, 2016 - 09:13:28 in by Burco Office
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin: Barcelona Oo Aan Diyaar U Aheyn Iney Iska Iibiso Xidig Yaraheeda Neymar Jr

    Agaasimaha guud ee Barcelona Jordi Mestre ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa aysan dooneyn iney iska iibiso xidig yaraha Brazil Neymar Jr.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha guud ee Barcelona Jordi Mestre ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisa aysan dooneyn iney iska iibiso xidig yaraha Brazil Neymar Jr.


24-jirkaan heerka caalami ee xulka Brazil ayaa la dhaleeceeyay qaab ciyaareedkiisa kulamada ugu dambeeyay waxaana, waxaana soo baxay sheekooyin la xiriirinaya inuu isaga tagayo kooxda ama ay kooxda iska iibineyso.

"Dabcan Maya” ayuu yiriMestre oo la hadlayayBarca TV.sidoo kale masuulkaan ayaa shaaca ka qaaday ineysan jirin qorshe ay kooxdu ku dooneyso iney ku iibiso xidigii hore Santos, wuxuuna si cad u sheegay inaan la iibin doonin.

Kooxaha Paris Saint Germain ayaa si ba’an u dooneysa xidigaan iyadoo sidoo kale Mourinho iyo Ronaldo isha ku heysa.