Weftigii uu hogaaminayey Wasiirka Madaxtooyadu oo weli ku Sugan CANADA ayaa Casuumad loogu sameeyey Hotel SAHAN oo uu leeyahay Ganacsade reer Somaliland ahi

0
Thursday May 22, 2014 - 17:21:40 in by Super Admin
  • Visits: 2017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weftigii uu hogaaminayey Wasiirka Madaxtooyadu oo weli ku Sugan CANADA ayaa Casuumad loogu sameeyey Hotel SAHAN oo uu leeyahay Ganacsade reer Somaliland ahi

    Huteelka SAHAN Restaurant Oo Ah Midka Ugu Casrisan Maqaaxiyaha Cunstada Toronto ayaa...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Huteelka SAHAN Restaurant Oo Ah Midka Ugu Casrisan Maqaaxiyaha Cunstada Toronto ayaa...

Huteelka Cuntada ee SAHAN oo ah midka ugu casrisan Maqaaxiyaha cuntada Magaaladda Toronto, uuna leeyahay Mulkiile rer Somaliland ah, ayaa hadhimo sharafeed loogu sameeyay waftiga xukuumadda Somaliland ka socda ee ku sugan dalka Canada.

Hadhimo sharafeedkan oo ahayd miday waftiga u sameeyeen Jaaliyada Somaliland ee magaaladaasi, waxay qayb ka ahayd soo dhaweynaha waftiga.

Mulkiilaha Huteelka SAHANRestaurant Maxamuud Jirde, oo shabakadda Somalilandtoday.com la hadlaayay ayaa cabiray dareenkiisa ayaa sheegay inay farxad u tahay inay kusoo dhaweeyaan SAHAN waftiga Somaliland ee soo gaadhay dalka CANADA, waxaanu yidhi. "SAHANRestaurant guud ahaan waxaanu ku faraxsanahay in aanu maanta halkan ku soo dhaweyno waftiga culus ee Xukuumadda Somaliland ka socda.

Huteelka SAHANRestaurant oo ku yaala Magaaladda Toronto ayaa hormuud u ah Maqaaxiyaha laga cunteeyo ee Magaaladda Toronto oo ah miday ugu badan yihiin dadka af-Somaaliga ku hadlaa.








Contact@afkashacabka.com