Madaxwaynaha Turkiga Oo Si Cad Uu Diiday Qorsheyaasha Midawga Yurub Ay Wadaan.

0
Saturday May 07, 2016 - 08:51:24 in by salman abdi
  • Visits: 723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Turkiga Oo Si Cad Uu Diiday Qorsheyaasha Midawga Yurub Ay Wadaan.

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Ankara aysan beddeli doonin shuruucdeeda dhanka ka ah argagixisada, sida uu Midowga Yurub dalbanayo ee qaybta ka ah heshiiska ay dadka Turkiga ugu safri karaan Yurub dal-ku-gal la'aanta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Ankara aysan beddeli doonin shuruucdeeda dhanka ka ah argagixisada, sida uu Midowga Yurub dalbanayo ee qaybta ka ah heshiiska ay dadka Turkiga ugu safri karaan Yurub dal-ku-gal la'aanta.



Hadal Tvga laga sii daayey oo ku wajahnaa hogaamiyeyaasha midowga yurub ayuu ku yiri ‘idinku tiinna wata, anagana teenna ayaan wadanaynaa’, isagoo intaa ku daray in turkiga ay khaysato khatar argagixiso.

Ra’iisul wasaarihiisa Ahmed Davutoglu oo midowga Yurub wada xaajood kala galay heshiiska ayaa is casilaadiisa ku dhawaaqay khamiistii, ka dib markii ay is khilaafeen madaxweynaha.

Khudbadiisa ayuu madaxweynaha turkigu sidoo kale ku sheegay in qorshayaashiisa uu ka dhigo doono kuwo madaxweyne oo dhawaan afto loo qaadi doono.