Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Aadag Ka Yeeshay Xeerka Hayada Qandarasyada Codna Ku Diiday.

0
Saturday May 07, 2016 - 16:16:35 in by salman abdi
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Aadag Ka Yeeshay Xeerka Hayada Qandarasyada Codna Ku Diiday.

    golaha wakiilada somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku hor istaagay inay ansixiyeen xeerka hay'adda qandaraasyada qaranka oo in mudo ah hor taalay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

golaha wakiilada somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku hor istaagay inay ansixiyeen xeerka hay'adda qandaraasyada qaranka oo in mudo ah hor taalay.


33 xildhibaan ayaa diiday in la ansixiyo xeerka hay’adda qandaraasyada qaranka, 3 xildhibaan ayaa ogolaaday halka ay 4 xildhibaana ka aamuseen.Fadhiga maanta ee golaha wakiilada somaliland uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaasi Baashe Maxamed Faarax ayey xildhibaanadu waxay cod ku diideen inay ansixiyeen xeerka hay’adda qandaraasyada qaranka.

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo markii ay codayntu dhamaatay la halday warbaahinta ayaa ka hadlay sababaha ay mudanayaasha golaha wakiiladu u diideen ansixinta xeerkan, waxaanu sheegay