Daawo :Shil Argagax Leh Oo Ka Dhacay Degaanka Kalasharka Oo Sababay Dhimashada Todaba Ruux Iyo Maamulka Gobolka Oo Ka Tacsideeyay Shacabka Gobolka.

0
Saturday May 07, 2016 - 21:24:31 in by salman abdi
  • Visits: 757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo :Shil Argagax Leh Oo Ka Dhacay Degaanka Kalasharka Oo Sababay Dhimashada Todaba Ruux Iyo Maamulka Gobolka Oo Ka Tacsideeyay Shacabka Gobolka.

    Maamulka Goblka iyo Degmada aya Tacsiyadeeyey Marxuuminta dhintay iyagoo shaaciyey magacyada 7qof ee ku geeriyooday shilkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Goblka iyo Degmada aya Tacsiyadeeyey Marxuuminta dhintay iyagoo shaaciyey magacyada 7qof ee ku geeriyooday shilkaasi

Waxaana todobadaa ruux alla haw naxariistee maydkoodu yaala cusbitaalka way nee magaalada burco.

Waxaana todobadan ruux eek u naf waayay shilka baabuur ay magacyadoodu kala ahaayeen sidan tan.

 

 

 

 

 

1)Maxamed Saalax Buur

2)Kawsar Faysal Cabdi

3)Ayaanle Dhuux

4)Cabdishakuur Maxamed

5)Kayse Imaaciil Maxamed

6)Sharmaake Cismaan Axmed oo ahaa wariye ka haw gala magaalada burco ahaana wakiilkii telefeeshinka SBCTV u joogay magaalada burco.

 

7) Iyo marxuunka todobaad oo magaciisa lagu soo gaabiyay Aadan

 

 

 

 

Waxaana shilkaasi baabuur ka badbaaday gabadh yar oo jirtay todoba bilood oo ay dhashay marxuumad Kawsar Faysal Cabdi .

 

 

 

 

 

Alle haw naxariisto dhamantood.