Dabka Xooggana Eek A Holcay Gobolka Alberta Ee Dalka Canada Oo Sii Baahaya

0
Sunday May 08, 2016 - 09:41:03 in by salman abdi
  • Visits: 591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dabka Xooggana Eek A Holcay Gobolka Alberta Ee Dalka Canada Oo Sii Baahaya

    Dabka xooggan ee ka holcaya gobolka Alberta ee dalka Canada, ayaa hadda laga cabsi qabaa inuu ku faafo gobolka deriska la ah ee Saskatchewan, sida ay sheegayaan saraakiisha dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabka xooggan ee ka holcaya gobolka Alberta ee dalka Canada, ayaa hadda laga cabsi qabaa inuu ku faafo gobolka deriska la ah ee Saskatchewan, sida ay sheegayaan saraakiisha dalkaasi.


 

160507215246_canada_fire_640x360_reuters_nocredit

 

Dabeylo deegaanka ka socda ayaa caqabad ku noqday dadaalka ay wadaan boqolaalka dab demiska ah ee aaggaasi ka howlgalaya.


Dabka ayaa dhaliyay in 80,000 oo qof laga daadgureeyo magaalada shidaalka laga qodo ee Fort McMurray, waxaana ay saraakiishu sheegayaan in ay wadaan daadgureynta kumannaan qof oo ku xanniban waqooyiga magaaladaasi.

 

Waxaa la rumeysan yahay in dabkaasi uu hadda gubay keymo iyo dhul baaxadooda lagu qiyaasay saddex iyo bar kun oo kilo mitir oo isku-weer ah. 

 

Saraakiisha ayaa ka digaya in haddii aanu roob deegaankaasi ka di’in, ay dabeylaha jira dabka sii hurin karaan muddo bilooyin ah.

 

 

 

 

 

Source BBC