Madaxwaynaha Turkiga Oo Dacwad Ku Soo Oogay Shirkad Wax Daabacda Oo Laga Leeyahay Jarmalka.

0
Tuesday May 10, 2016 - 09:11:57 in by salman abdi
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Turkiga Oo Dacwad Ku Soo Oogay Shirkad Wax Daabacda Oo Laga Leeyahay Jarmalka.

    Qareen matalaya madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dacwad ka billaabay Jarmalka, taasoo ka dhan ah madaxa shirkadda wax daabacda ee Axel Springer publishing house, Mathias Doepfner.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qareen matalaya madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dacwad ka billaabay Jarmalka, taasoo ka dhan ah madaxa shirkadda wax daabacda ee Axel Springer publishing house, Mathias Doepfner.


Doepfner ayaa daabacay warqad furan oo axaddii wargays lagu qoray, taasi oo lagu taageerayo ninka Jarmalka ah ee dadka ka qosliya, Jan Boehmermann, oo ku dacwaysan in uu baahiyey gabay fuxshi ah oo ku saabsan madaxweynaha Turkiga.

Wuxuu sheegay in gabaygu uu aad uga qosliyey.

Wararka ayaa sheegaya in maxkamadda magaalada Cologne aysan u badnayn in ay oggolaato codsiga ah in la joojiyo in Doepfner uu hadalkaas mar kale ku celiyo



BBC