Dablay Aan La Garanayn Oo Weraray Guriga Badhasabka Gobolka Sool ka Daganyahay Magalada Lascanood

0
Tuesday May 10, 2016 - 10:02:13 in by salman abdi
  • Visits: 704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dablay Aan La Garanayn Oo Weraray Guriga Badhasabka Gobolka Sool ka Daganyahay Magalada Lascanood

    Guriga uu ka daganaa Magalada Laascanood Badhasabka Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa Xalay Habeenimadi Sacadu markay Ahayd Abaaro 2:00 Habeenimo Ayaa Waxa soo wararay Dabalay Hubaysan oo aan Haybtooda Lahayn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guriga uu ka daganaa Magalada Laascanood Badhasabka Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa Xalay Habeenimadi Sacadu markay Ahayd Abaaro 2:00 Habeenimo Ayaa Waxa soo wararay Dabalay Hubaysan oo aan Haybtooda Lahayn.


Dablayadaasi Hubaysanayd Ee soo wareertay Guriga Badhasabka Iyo Cidanka Ilalada Aqalka Badhasabka Oo Is waydaarsaday Rasaas Ayaan Wax Kharaasare Nafeed ahi ka dhalan,Marka Laga reebo Guriga Badhasabka Oo Ay Waxyelyeen Rasaasti ay Fureeen Dablaydaasi Hubaysan.


Shabakada Afkashacabka Oo Khadka Tilifoonka kula Xidhihdhay Suxufiyinta Ku Sugan Magalada Laascanood ayaa Xaqijiyay Inay Jiraan Wararka La Xidhadha Rasasaynta Guriga Badhasabka Gobolka Sool Islamarkaana Uu ka Maqnaa Guriga kuna Soo Maqna Dhankaas Iyo Caasimada Hargaysa.

Wararka Ka Imanayaa Magalada Lascanood ayaa Tibaxaya Inan La Garanyn Dablaydaasi Soo Werartay Ciidanka Booliska Lascanoodna waxa ay Shegeen Inay Ku Daba Jiraan Soo Qabashada Dablaydaasi Hubaysnaa.


Waxii Warar Ah Ee Kasoo Kordha Kale Soco Shabakada Afkashacabka.com