Mareeyaha Dakada Berbera Oo Marki Ugu Horaysay Ka Hadlay Wareejinta Dakada Berbera

0
Tuesday May 10, 2016 - 22:28:38 in by salman abdi
  • Visits: 628
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareeyaha Dakada Berbera Oo Marki Ugu Horaysay Ka Hadlay Wareejinta Dakada Berbera

    Maareeyaha guud ee dekedda Berbera Injineer Cali Cumar (Cali Xoorxoor) oo ka mid ahaa waftigii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo saaka ku soo laabtay Hargeysa ayaa saxaafadda la hadlay oo faah-faahin ka bixiyay nooca heshiiska ay kala saxiixde

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha guud ee dekedda Berbera Injineer Cali Cumar (Cali Xoorxoor) oo ka mid ahaa waftigii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo saaka ku soo laabtay Hargeysa ayaa saxaafadda la hadlay oo faah-faahin ka bixiyay nooca heshiiska ay kala saxiixdeen Dubai Port World iyo dekedda caalamiga ah Berbera.


"Heshiiskan in badan ayaanu ka shaqaynaynay meelihii aanu heegsanaynayna meelo ku dhaw ayuu soo gaadhay waa kii ugu fiicnaa 10 sanno ee aanu raadinaynay cid naga caawisa oo nala dhista dekedda berbera maanta waxa ay soo saarto labaatan laabkeedayaanu doonaynaa inay soo saarto waxa aanu doonaynaa fa’iidada ay maanta leedahay inay soddan laabkeed yeelato waxa aanu doonaynaa in Somaliland soo gaadhsiino meel sare oo dadka geeska afrika ka adeegtaan ay noqoto” ayuu yidhi Eng Cali Xoor xoor