Dawladda Somalia oo Si Adag uga Hadashay Heshiiska Dekedda ee Somaliland iyo Imaaraatka una Hanjabtay Dawladda Imaraatka

0
Wednesday May 11, 2016 - 16:55:29 in by salman abdi
  • Visits: 688
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Somalia oo Si Adag uga Hadashay Heshiiska Dekedda ee Somaliland iyo Imaaraatka una Hanjabtay Dawladda Imaraatka

    Nuur Faarax Xirsi wasiirka dakadaha dawlada Somalia ayaa ka hadlay heshiiskii wareejinta dakeda berbera ee dhex maray dawladaha Somaliland iyo Immaradka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuur Faarax Xirsi wasiirka dakadaha dawlada Somalia ayaa ka hadlay heshiiskii wareejinta dakeda berbera ee dhex maray dawladaha Somaliland iyo Immaradka

waxaanu nuur faarax xirsi sheegay inaanay Somalia aqbalayn heshiiskaasi maxkamadna ay sari dooonto imaaraadka iyo Madaxda Somaliland ee Saxeexday Heshiiskaasi.

Nuur Faarax Xirsi oo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi ""Dekeda Berbera waa meelaha loo baahan yahay in la horumariyo,nolosha mujtamaca halkaasi ka jira (Somaliland),waxay ahayd hal irmaan oo ay maasho Somaliland dekeda Berbera,waa meesha nolosha iyo hamiga deganaantaasi ay ku xidhantahay,haddii tii la dhaawacayo masuuliyadu waxay na faraysaa inaan laga aamusin,ma jiro maamul heshiis caalami ah gali kara oo dekeda beriberi Somali kaga wareegto,maxkamad ayay tagi doontaa.Haddii arintu tahay maalgalin,horumarin iyo wax ku kordhin waxaan ahay dadka u horeeya ee soo dhawaynaya” ayuu yidhi Nuur Faarax wasiirka dekedaha Somalia…