Abwaan weriye Sidiiq Burmad oo hees u tiriyey Arooska Cabdilahi cali sudi iyo marwadiis ubax xasan axmed oo ku aqal galay Hargeysa

0
Friday May 23, 2014 - 18:42:25 in by Super Admin
  • Visits: 4676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan weriye Sidiiq Burmad oo hees u tiriyey Arooska Cabdilahi cali sudi iyo marwadiis ubax xasan axmed oo ku aqal galay Hargeysa

    Abwaan weriye Sidiiq Burmad oo hees u tiriyey Arooska Cabdilahi cali sudi iyo marwadiis ubax xasan axmed oo ku aqal galay Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan weriye Sidiiq Burmad oo hees u tiriyey Arooska Cabdilahi cali sudi iyo marwadiis ubax xasan axmed oo ku aqal galay Hargeysa
cabdilaahi cali suudi iyo ubax xasan axmed hambalyo ayaan leeyahay
Inaad isku dookh tihiin
lamaane is doortayoo
wadaaga dareen tihiin
ilaaxad is deeqayoo
is daawada aad tihiin
duntana laysugu xidhoo
tihiin danwadaag jacayl
dadkaa ka markhaatiyoo
warkiina ku diirsadee

hadii aad dadab gasheen
damaashaad iyo ciyaar
dartiinbaa loo tumee
allow gurigiina daa


Abwan sidiiq burmad
Radio Hargeysa Staff
Hargeysa Somaliland