Daawo Muqaal:Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Dalka Jabuuti U Diray Fariin Adag

0
Thursday May 12, 2016 - 16:35:54 in by salman abdi
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal:Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Dalka Jabuuti U Diray Fariin Adag

    Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Saleebaan Ramaax oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey magaalada Boorama ayaa farriin adag u direy dawladda Jabuuti,waxaana uu sheegey inaanay dawladda Jabuuti aaney sharfin dawladda Somaliland,waxaana uu yidhi &qu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Saleebaan Ramaax oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey magaalada Boorama ayaa farriin adag u direy dawladda Jabuuti,waxaana uu sheegey inaanay dawladda Jabuuti aaney sharfin dawladda Somaliland,waxaana uu yidhi "Masalaha Nimaan Ku Dhigayn Midig Ma Saarayo Ninkii Aniga Iga Maarmi Kara Uma Muraad Yeesho Dawlada Jabuuti Sidii aan Ugu Lisnay Nooguma Hanbayn"..Badhasaabka Awdal Ramaax."