Bercelona ayaa ku bogaadisay real iyo atletico Madrid ciyaartii finalka ee championka

0
Sunday May 25, 2014 - 10:50:02 in by salman abdi
  • Visits: 1297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bercelona ayaa ku bogaadisay real iyo atletico Madrid ciyaartii finalka ee championka

    Kooxda Barcelona ayaa u hanbalyeeysay goor dhawayd kooxda ay aadka u xafiiltamaan ee Real Madrid kadib markii ay ku guulaysatay Champions League.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Barcelona ayaa u hanbalyeeysay goor dhawayd kooxda ay aadka u xafiiltamaan ee Real Madrid kadib markii ay ku guulaysatay Champions League.


Sidoo kale Barcelona ayaa u hanbalyeeysay kooxda Atletico Madrid kadib xili ciyaareed aad u cajiib ahaa oo ay soo bandhigeen iyagoo ku guulaystay Horyaalka Spain halka ay gaareen Final-ka Champions League.

"Waxaan ugu hanbalyeeynaynaa Real Madrid ku guulaysigii Final-ka Champions League ee Lisbon, Sidoo Kale waxaan ugu hanbalyeeynaynaa Atletico Madrid xili ciyaareed kan cajiib ka ahaa” ayeey ku soo qortay Barcelona Boggeeda Twitter-ka.



Afkashacabka.com / Sports