Simeone Oo Ciyaartii Xalay Ee Championka Ku Tilmaamay Mid Lama Filaana Iyo Jab Xanuun Badan
kooxda Simeone ayaa daqiiqadihii dhimada ee Final ka Champions League lagu bareejeeyay iyadoo waqtigii dheeriga ahaana goolal laga dhaliyey ay keentay inay koobka uwaayaan kooxda ay isku magaalada yihiin.
Marka lagasoo tago guuldarada Simeone ayaa kufaanayo ciyaartoydiisa, kadib markii ay horyaalka Spain ay qaadeen oo kooxda ay ugu danbeesay 1996dii, Simeone ayaa sheegay in ciyaartoydiisa ay 100% ay dadaaleen.

"Xanuun ayey leedahay marka adigo 100% dadaalay misina aad guuldareesato, hadda waa inaan unasanaa xilli ciyaareedka danbe, waan kufaanayaa ciyaartoydeeda.
"Waan usheegay ciyartoydeeda inay micno-daro ay tahay inay ooyaan, waa qasab inay nafsadooda kufaanaan iyo inay kafikiraan xilli ciyaareedka danbe.
"Jamaahiirteena waa inay kufaanaan xilli ciyaareedka heerka sare ee aan qaadanay” Simeone ayaa kahadlay inuu ciyaarta kusoo bilaabay Diego Costa "Waxey aheyd mas’uuliyadeyda, waxaa iska cad inaan qalad sameeyay.
Simeone Oo Ciyaartii Xalay Ee Championka Ku Tilmaamay Mid Lama Filaana Iyo Jab Xanuun Badan
Tababaraha kooxda Atletico Madrid ayaa kahadlay ciyaartii xalay isagoo kutilmaamay guuldaro xanuun leh,