Golaha Guurtidda oo saaka bilaabay xal ka gaadhista Mooshinka Khilaafka ka abuuray Golaha wakiiladda

0
Sunday February 16, 2014 - 19:28:21 in by Super Admin
  • Visits: 933
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Guurtidda oo saaka bilaabay xal ka gaadhista Mooshinka Khilaafka ka abuuray Golaha wakiiladda

    waxaanay markii ugu horaysay isa soo hor fadhiisiiyeen labadii guddi ee ay labada garab ee golahaasi u saareen khilaafka ee shalay sheegay in ay dhamaysan kari waayeen khilaafkooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaanay markii ugu horaysay isa soo hor fadhiisiiyeen labadii guddi ee ay labada garab ee golahaasi u saareen khilaafka ee shalay sheegay in ay dhamaysan kari waayeen khilaafkooda.

Golaha Guurtidda oo saaka bilaabay xal ka gaadhista Mooshinka Khilaafka ka abuuray Golaha wakiiladda

Golaha Guurtidda Somaliland ayaa saaka bilaabay ka Gar-naqista Mooshinka khilaafka ka dhex dhaliyey Golaha wakiiladda, waxaanay markii ugu horaysay isa soo hor fadhiisiiyeen labadii guddi ee ay labada garab ee golahaasi u saareen khilaafka ee shalay sheegay in ay dhamaysan kari waayeen khilaafkooda.

Wararka hordhaca ah ee Farriinnews.com ka helayso kulanka saaka golaha Guurtiddu ku dhex dhexaadinayo labada garab ayaa sheegaya in Golaha Guurtiddu u soo xuleen toddoba iyo toban xubnood oo Xeer beegti ah, kuwaas oo shan iyo toban ka mid ahi xildhibaano yihiin, halka labada kale xubno sharafeed Golahaas ka tirsan ay yihiin.

Kulanka saaka bilaabmay labada dhinac iyo Xeerbeegtida Guurtidda ayaa ka dhacaya Hoolka shirarka Golaha Guurtidda, illaa hadana ma jiro war faahfaahsan oo ka soo baxay maadaama goor dhaweyd uun la bilaabay.


Afkashacabka.com
Hargeysa /Office