Daawo Muqaal:Xildhibaan Nac Nac Oo Ku Baaqay Inaan Laga ayb Galin Wada Hadalka Soamliland Iyo Somaliya

0
Saturday June 04, 2016 - 15:08:36 in by salman abdi
  • Visits: 531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal:Xildhibaan Nac Nac Oo Ku Baaqay Inaan Laga ayb Galin Wada Hadalka Soamliland Iyo Somaliya

    Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye ( Nac-nac) oo kamid ah mudanaayasha Golaha Wakiilada ee Xisbiga KULMIYE ugu jira, ayaa eedaymo kala duwan dusha u saaray dawladda Turkiga oo uu ku tilmaamay in ay la dagalamayso qadiyada Madaxbanaanida Somaliland, sid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye ( Nac-nac) oo kamid ah mudanaayasha Golaha Wakiilada ee Xisbiga KULMIYE ugu jira, ayaa eedaymo kala duwan dusha u saaray dawladda Turkiga oo uu ku tilmaamay in ay la dagalamayso qadiyada Madaxbanaanida Somaliland, sidoo kale wuxuu Xildhibaan Nac-nac ku baaqay in aan laga qayb galin wadahadalada Somaliland iyo Somalia ee Turkigu gogoshooda dhigay.