Daawo Muqaal:hayadda Socdaalka Aduunka Oo Daha Ka Fayday In In Ka Badan Badwaynta editerraneian Ku Dagtay.

0
Saturday June 04, 2016 - 15:23:52 in by salman abdi
  • Visits: 616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal:hayadda Socdaalka Aduunka Oo Daha Ka Fayday In In Ka Badan Badwaynta editerraneian Ku Dagtay.

    Hay'adda socdaalka dunida ee magaceeda loo soo gaabiyo IOM sheegey inay aamminsan yihiin in Doon siddey dad tahriibayaal ahaa oo ka soo tahriibey qaaradda Afrika ay ku qarqoomeen badda Mediterraneian-ka. Doon siddey muhaajiriin gaadhaya 700 r

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda socdaalka dunida ee magaceeda loo soo gaabiyo IOM sheegey inay aamminsan yihiin in Doon siddey dad tahriibayaal ahaa oo ka soo tahriibey qaaradda Afrika ay ku qarqoomeen badda Mediterraneian-ka. Doon siddey muhaajiriin gaadhaya 700 ruux ayaa ku degtey badda Mediterranian-ka,waxaana laga soo bad-baadiyey 300 ruux,waxaana laga soo bad-baadiyey 300 ruux,halka wali la la'yahay tiro kale oo badan.


Hawlgalka lagu baadigoobayo dadkan muhaajiriinta ah ayaa waxay ka qayb qaadanaya ciidammada dalka Giriiga, waxaana ay sheegeen la soo bad-baadiyey dad gaadhaya 340 Qof, waxaana maydad gaadhay 140 Ruuxna Meydadkooda heley ciidanka ilaalada Badda ee Liibiya.

 

Wakiilka Ururka caalamiga ah ee Muhaajiriinta Daniel Esdras, ayaa sheegay in Doonta oo 25 Mitir aheyd ay qaadi karaysay illaa 700 (toddoba boqol) oo Qof.

Dadkan muhaajiriinta ah ayaan wali la xaqiijiin waddamada ay ka soo jeedaan iyo tirada saxda ah ee doonta saarnaa,waxaana laga cabsi qabaa in ay tiradu intaa ka sii