Shirkadda Dahabshii Group oo Munasibad Ballaadhan Waddanka QATAR ugu samaysay jaaliyadda Itobiya ee waddankaas oo u dabaldegayey 25guurada 20Ginbood+SAWIRO

0
Sunday June 05, 2016 - 08:14:34 in by salman abdi
  • Visits: 751
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Dahabshii Group oo Munasibad Ballaadhan Waddanka QATAR ugu samaysay jaaliyadda Itobiya ee waddankaas oo u dabaldegayey 25guurada 20Ginbood+SAWIRO

    Shirkada Calamigaa ee Dahab Shiil Group ayaa Munasabad Balaadhan u Qabatay Jaliyada Ethopia oo ah Jaaliyada Ugu Tirada badan Qaarada Africa ee ku Dhaqan Dalka Qatar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Calamigaa ee Dahab Shiil Group ayaa Munasabad Balaadhan u Qabatay Jaliyada Ethopia oo ah Jaaliyada Ugu Tirada badan Qaarada Africa ee ku Dhaqan Dalka Qatar
taas oo ay ka soo qayb galeen madaxda ugu saraysa shirkada dahab shiil ee dalkan qatar sidoo kale waxaa munasabadan lagu casuumay madax sarsare oo ka tirsan dawlada qatar wakiilka shirkada dahabshiil ee dalkan qatar Cabdi Xasan Jaamac ayaa waxa uu soo kordhiyay nidaam cusub oo uu ku kasbanayo macaamiil farabadan taas oo uu habeenkii xalay isugu keenay goob dad ka badan 5000 oo qof 

la soco barnaamij dhamays tiran oo ku saabsan munasabadaa oo muuqaal ah