Ciyaartoyda Somaliland Oo Calanka Tawxiidka Leh Iyagoo Babinaaya Baarashuud Ku Dulmaray Magalooyinka Abkhazia.

0
Sunday June 05, 2016 - 09:01:39 in by salman abdi
  • Visits: 2039
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaartoyda Somaliland Oo Calanka Tawxiidka Leh Iyagoo Babinaaya Baarashuud Ku Dulmaray Magalooyinka Abkhazia.

    Kooxda Ciyaaryahanada Somaliland iyo masuuliyiintooda ee ka qayb galaayay Ciyaarihii dalalka aan la aqoonsanayn ee lagu qabtay waddanka Abkhazia ayaa cirka kala soo deggay iyagoo baalashuut ku duulaya, calanka Jamhuuriyada Somaliland, xili ay ku gudo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Ciyaaryahanada Somaliland iyo masuuliyiintooda ee ka qayb galaayay Ciyaarihii dalalka aan la aqoonsanayn ee lagu qabtay waddanka Abkhazia ayaa cirka kala soo deggay iyagoo baalashuut ku duulaya, calanka Jamhuuriyada Somaliland, xili ay ku gudo jiraan safarkooda soo guryo noqoshada ah.



imageimage

Xiddigaha sanadkan Xulka qarankeena metelayay ee ka qayb galay tartanka koobka aduunka wadamada aan la aqoonsanayn ee Conifa 2016 , ayaa lagu marti qaaday inay dhoolatus cirka ah ka qayb galaan, waxaanay hawada sare ka soo degayeen iyagoo sita calanka jamhuuriyada Somaliland ee midabada Saddexda ah , xidigta iyo Tawxiidku astaanta u yahay.

imageimageimage

Somaliland, waxay ku hadhay heerka Group ka , ama hormaynta, waxaanay la soo guryo noqonayaan iyagoo sida halyeyada loogu soo dhaweynayo dalkooda hooyo caasimadiisa Hargeysa, shacabkiina sugi la’yahay.
Hadaba daawo, sawirada qaar kamid ah ciyaaryahanada Somaliland oo callankoodii huwan, kuwaas oo dul sabaynaya wadanka Marti galiyey ee Abkhazia magaalooyinkiisa.