Dowladda Nigeria oo heshay lacag laga xaday

0
Sunday June 05, 2016 - 09:21:29 in by salman abdi
  • Visits: 655
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Nigeria oo heshay lacag laga xaday

    Dowladda Nigeria ayaa waxa ay sheegeysaa inay dib u soo ceshatay lacag la musuqmaasuqay. Lacagtaasi oo gaareysa 500 oo milyan oo dollar waxaa qaatay xubno horey dowladda uga mid ahaan jiray, sida maamulka dalkaasi uu sheegay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Nigeria ayaa waxa ay sheegeysaa inay dib u soo ceshatay lacag la musuqmaasuqay. Lacagtaasi oo gaareysa 500 oo milyan oo dollar waxaa qaatay xubno horey dowladda uga mid ahaan jiray, sida maamulka dalkaasi uu sheegay.


Lacagta la helay waxay u badan tahay Naira, laakiin waxaa jirto 185 milyan oo dollar oo si gaar ah loo soo celiyay.

Sidoo kale sterling iyo euro ayaa ka mid ah lacagta la xaday ee la soo celiyay.

Doomo, dhismayaal, gawaari iyo beero ayaa sidoo kale dowladda ay la wareegtay.

Dowladda si rasmi ah umaysan sheegin cidda sida dhabta ah lacagtaa iyo hantidaasi u xaday.

Arrintan waxay ka mid tahay qaabadka uu madaxweyne Maxamadu Buhari ula dagaallamayo musuqa.