Sucuudiga Oo Ku Dhawaaqay Curashadda Bisha Barakaysan Ee RAMADDAAN -

0
Sunday June 05, 2016 - 22:32:49 in by salman abdi
  • Visits: 597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sucuudiga Oo Ku Dhawaaqay Curashadda Bisha Barakaysan Ee RAMADDAAN -

    Dawladda sucuudiga ayaa goor-dhawayd shaaca ka qaadday in Maalinta beri ah laga Soomi doono Dunnida Islaamka oo dhan. Dawlada Sucuudigu waxaa ay xaqiijisay in ay si rasmi ah u curtey Bisha barakeysan ee Ramaddaan oo la arkay isla markaana maalinta b

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda sucuudiga ayaa goor-dhawayd shaaca ka qaadday in Maalinta beri ah laga Soomi doono Dunnida Islaamka oo dhan. Dawlada Sucuudigu waxaa ay xaqiijisay in ay si rasmi ah u curtey Bisha barakeysan ee Ramaddaan oo la arkay isla markaana maalinta bari ah soonku bilaaban doono.

 
Maamulka, Shaqaalaha iyo Weriyeyaasha kala duwan ee Shabakadda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews waxay munaasibadda Curashadda bisha barakaysan ee Ramaddaanta awgeed ummadda Islaamka ah meelkasta oo ay joogaan ugu hambalyaynayaan, waxaannay leeyihiin RAMADDAAN KARRIIIM.